Xarunta Wasaaradda Xanaanadda Xoolaha Togdheer Oo La Dhagax Dhigay

0
617

Burco (HP): Wasiir ku-xigeenka wasaaradda xanaanadda xoolaha iyo kalluumaysiga Somaliland ayaa dhagax dhigtay xarunta ay wasaaradaasi ku yeelanayso gobolka Togdheer.
Taasoo dhismaheedda kharashka ku baxaya maalgelinayso wasaaradda xanaanadda xooluhu.
Waxaana dhagax dhiga xaruntaasi wasiir ku xigeenka ku wehelinayay badhasaabka gobolka Togdheer iyo masuuliyiin kale.

Daawo: Warkaasi:

Hargeisa Press.com/Hargaysa Somaliland.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here