Tartanka Hal Abuurka Tignoolajiyadda Oo Laga Qabanayo Somaliland

0
529

Hargaysa (HP): Wasaaradda isgaadhsiinta iyo Tignoolajiyadda Somaliland ayaa shaacisay in la qabanayo tartanka hal abuurka Tignoolajiyadda.
Wasiir isgaadhsiinta iyo tignoolajiyadda oo maanta shir jaraa’id ku qabtay xafiiskiisa ayaa sheegay in tartankaasi la qaban doono dhawaan.

Daawo:Shirka Jaraa’id Ee Wasiirka:

Hargeisa Press.com/Hargeisa Office.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here