Xaalada Dhabta Ah Ee Ay Ku Sugan Yihiin Dadka Ka Soo Hayaamay Abaaraha Bariga Ee Soo Gaadhaya Gabiley Maayarka Gabiley Oo Gurmad Kii Ugu Horeyay Gaadhsiyay

0
1219

Gabiley, (HargeisaPress) β€”Xaalada Dhabta Ah Ee Dadka Ka Soo Hayaamay Abaaraha Bariga Ee Soo Gaadhaya Gabiley +Β Maayarka Degmada Gabiley islamarkaana, ah Gudoomiyaha Golaha Deegaanka Gabiley Maxamed Amiin Cumar Cabdi oo ay wehelinayaan Maamulka Gobolka Gabiley ayaa ku qaabiley Dadka iyo Xoolaha kasoo hayaamay Abaaraha ka taagan Gobolada Bari ee Dalka Qorshe dib udajin iyo taakulo dad iyo duunyaba lagaga xadhaadhinayo diifta abaarta ba,an ee saamaysay.

 

 

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

Waxanu Maayar Maxamed Amiiin Iyo maamulku Ku Talaabsaday Sii Uu Dib U Dajin Ugu Samayn Lahaa Xoolaha iyo dadka islamarkaana,Bustayaal,Caw,Baco, cuno iyo daawo ay la gaadheen dadka kasoo hayaamey Abaarta.

 

 

 

Abdikareem Mahamed Aw,Aadan β€” HargeisaPress β€” Gabiley

Email:Β  wacay28@hotmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here