Wefti Uu Hogaaminayo Wasiirka Waxbarashadda Oo Gaadhay Degmadda Garadag

0
634

Garadag (Hargeisa Press.com): Wefti uu hogaaminayo wasiirka wasaaradda waxbarashadda iyo Sayniska Somaliland oo safar shaqo ku maraya goboladda bari ayaa maanta gaadhay degmadda Garadag ee gobolka Sanaag.

Wasiirka waxaa safarkaasi ku wehelinaya guddoomiyaha xafiiska imtixaanaadka qaranka Daa’uud Axmed Faarax, iyo masuuliyiin kaloo ka tirsan wasaaradda waxbarashadda Somaliland.

Weftiga wasiirka ayaa markii ay gaadheen Garadag waxaa halkaasi ku soo dhaweeyay masuuliyiinta degmadda iyo dadweynaha magaaladaasi.

Halkan Ka Daawo Hadaladii Soo Dhawaynta Wasiirka:

Hargeisa Press.com/Hargaysa Office.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here