Wefti Ka Socda Dalka Jeejniya Oo Soo Gaadhay Magaalada Hargeysa Iyo Ujeedada Socdaalkooda Daaran Yahay

0
1005

Hargeysa, (HargeisaPress) —Wafti ka socday dalka jeejniya ayaa manta kasoo dagay garoonka diyaaradaha Cigaal Internation ee magaalada hargeysa, waxaan waftigani markii ay soo gaadheen magaalada hargeysa waxa si diiran usoo dhaweeyey masuuliyiin ka tirsan xukumadda Somaliland iyo gudida abaaraha heer qaran ee Somaliland.

 

 

 

 

 

 

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka

 

 

 

HargeisaPress News Desk — Hargeysa

hargeisapress@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here