Wasiirka Warfaafinta Somaliland oo Dhagax Dhigay Studio Casri ah oo Baxad Wayn.

0
1226

Hargeysa,(HargeisaPress) —Wasiirka wasaaradda warfaafinta Mudane Cismaan C.laahi Saxardiid Caddaani iyo mas’uuliyiinta wasaaradda oo ay ka mid yihiin Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Warfaafinta, Maareeyaha cusub ee Tgv Qaranka Somaliland iyo Agaasimaha guud ee wasaaradda warfaafinta   ayaa maanta Dhagax Dhigay Studio Casri ah oo Baxad Wayn lagana Hir Galin Dono Wasaarada Warfaafinta Dhaqanka iyo Wacyigalinta JSL.

HargeisaPress News Desk —Hargeysa

info@hargeisapress.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here