Wasiirka Qorsheynta Somaliland Oo Ka Hadlay Inuu Iska Casilayo Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo

0
1293

Hargeysa, (HargeisaPress) β€” Wasiirka Qorshaynta qaranka Somaliland Qabyatire ayaa beeniyay inuu iska casilayo xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo. Islamarkaanna wuxuu sheegay in warkaa beenta ah ay faafiyeen xisbiga mucaaridka ah ee Waddani.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here