Wasiirka Arimaha Dibedda Oo Sheegay In Aanay Dib Uga Dhacayn Doorashooyinku Wakhtigii Loo Asteeyey.

0
909
The Foreign Minister Dr. Saad Ali Shire

Hargeysa, (HargeisaPress) β€”Wasiirka wasaarada arimaha dibada Somaliland Dr Sacad Cali Shire ayaa manta ka dhaawajiyay inaanay dib uga dhici doonin doorashadu wakhtigii loo asteeyey ahaa badhtamaha sanadka 2017.

Β 

Waxaana sidoo kale uu ka hadlay warar sheegaya socdaal uu wasiir ka tirsan dawlada Germany uu ku iman lahaa magaalada hargeysa.

Β 

 

 

 

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Β 

 

 

 

 

HargeisaPress News Desk β€” Hargeysa

hargeisapress@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here