Somaliland: Wasiir Hadyad Ahaan Loo Siiyey Shan Neef Oo GEEL Ah

0
1743

Hargeysa, (HargeisaPress) — Qaar ka mid ah Madax-dhaqameedka iyo Waxgaradka Gobolka Selel, ayaa Wasiirka Maaliyadda ku wareejiyey Shan Neef oo Geel ah, kaasi oo ay sheegeen inay Hadyad ahaan u siiyeen Xilligii ay ahayd Wasiirka Waxbarashada.

Odayaasha Geelan wareejiyey ayaa sheegay in Sababta ay Wasiir Samsam Cabdi Aadan u siiyeen Hadyaddan Geela ah ay tahay in xilligii ay Wasiirka Waxbarashada ahayd ay wax badan ka qabatay Waxbarashada deegaankooda.

Warkaasi Oo Muuqaal ah Halkan Hoose Ka Daawo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here