Warbixin: Doorka Dawladaha Hoose Ee Maaraynta Masiibooyinka Sabiiciga ah

0
288

Hargaysa (HP): Waxaa dhawaan magaaladda Hargaysa lagu qabtay Shirweynaha Maareynta Masiibooyinka ee Heer Degmo.

Shirweynahaasi waxaa ka soo qayb galay inta badan maayarrada magaalooyinka dalka, iyo agaasimaha guud ee wasaaradda Deegaanka Somaliland.

Shirweynahaasi ayaa diirrada lagu saarayay sidii ay dawladaha hoose ee dalku uga qayb qaadan lahaayeen wax ka qabashadda dhibaatadda ka dhalatay isbeselka cimiladda adduunka.

Hada ba, shirkaasi warbixin la xidhiidha waxaa ka diyaariyay saxafi
Cabdicasiis Caydiid Yamani, oo ka tirsan warbaahinta dawladda Somaliland.

DAAWO: Warbixin Doorka Dawladaha Hoose ee Maareynta Masiibooyinka:

Hargeisa Press.com/Hargeisa Office.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here