War Deg Dega:Gaadhigii Isuduwaha Wasaarada Warfaafinta Ee Gobolka Sanaag Maxamuud Saraaf Oo Ku dhacay Degaanka Kalmac

0
951

 

Ceerigaabo, (HargeisaPress) —War Deg Dega:Gaadhigii Isuduwaha Wasaarada Warfaafinta Ee Gobolka Sanaag Maxamuud Saraaf Oo Ku dhacay Degaanka Kalmac Ee Galbeedka Magaalada Cergabo Iyo Khasaare Aan badneyn Oo Halkaa Ka Dhacay Gaadhigii Isuduwaha Wasaarada Warfaafinta Ee Gobolka Sanaag Maxamuud maxamed Xasan Saraaf Ayaa Warar Hada Soo Dhacay Ay Sheegayaan in Uu Ku Dhacay Degaanka Degaanka Udhexeysa Tuulooyinka Kalmac iyo Yufle Ee galbeedka magaalada Cerigaabo Sidey UXaqiijiyeen Shabakada hargeisa press Ilo Xogogaala Ayaa Waxay Sheegeen Dadkii Saaara Gaadhigii Ay Soo Gaadheen Qaar kamida Dhaawacyo Fudud Oo Aan Badnayn

Iyadoona Gaadhiga Isuduwuhu Oo Ka Shaqeynayey Hawlaha Isusocodka Imitixaanaadka Ee Gobolka Sanaag Walaw Aanu Saaryn Usiduwe maxamuud Saraaf

HargeisaPress News Desk

Ceerigaabo office

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here