Togdheer: Cilmi Baadhis Lagu Sameeyay Calafka Xoolaha Oo La Soo Bandhigay

0
191

Burco (HP): Munaasibad lagu soo bandhigayay cilmi baadhista lagu sameeyay calafka xoolaha ayaa maanta lagu qabtay Seeraha Banka Aroori ee gobolka Togdheer.

Waxaana munaasibadii lagu soo bandhigayay cilmi baadhistaasi ka soo qayb galay maamulka gobolka Togdheer, iyo masuuliyiin kala duwan.

Sidoo kale waxaa madasha joogay xubno ka socday dadka xoolo dhaqatada ah ee deegaanka Banka Arroori, iyo saraakiil ka socday wasaarada xanaanadda xoolaha Somaliland.

DAAWO WARKA CILMI BAADHISTAASI:

Hargeisa Press.com/Hargeisa Office.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here