Berbera: Badeecaddo Dhacay Oo La Gubay

0
520

Berbera (HP): Haayadda Dhswrista Tayada badeecadaha Somaliland ayaa magaaladda Berbera ku gubtay sharaab dhacay.
Waxaana gubista agabkaasi dhaafay taariikhdii la isticmaali lahaa gubay xafiiska haayadda dhawrista tayada badeecaha ee gobolka Saaxil.
Sharaabka la gubay ayaa ka koobnaa ilaa 770 Kartoon.
Kaasoo ay qabteen xafiiska magaaladda Berbera ee haayadda dhawrista Tayada badeecadaha Somaliland.
Sida uu sheegay isuduwaha haayada dhawrista tayada ee Berbera.

Hargeisa Press.com/Hargeisa Office.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here