Taliyaha Ciidanka Naba-galiyada Wadooyinka Somaliland Oo Digniin Adag U Direy Wadayaasha Gaadiidka Kala Duwan

0
1036

Hargeysa,(HargeisaPress) —Taliyaha ciidanka nabadgaliyada wadooyinka Somaliland Gaashaanle Sare Faysal Xiis ayaa digniin u direy wadayaasha baabuurta kala duwan ee iskaga kala goosha degmooyinka iyo gobolada dalka Somaliland.

HargeisaPress News Desk —Hargeysa

info@hargeisapress.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here