Mashaariic Cusub Oo Muhiim Ah Oo Laga Dhagax Dhigay Degmada Lafo-Ruug ee Gobolka Saaxil

0
1151

Hargeysa,(HargeisaPress) β€”Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga Somaliland Md Cumar Shucayb iyo Agaasimaha Guud ee wasaaradda warfaafinta Md Axmed Abokor Maxamed ayaa maanta mashaariic muhiim ah ka dhagax dhigay Degmada Laforuug ee Gobolka Saaxil.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here