Sool: Heshiis La Dhex Dhigay Shirkii Nabadaynta Beelaha Ee Yagoori

0
465

Yagoori (HP): Shir nabadeed lagu dhex dhexaadinayay laba beelood oo mudooyinkan ba ka socday degmadda Yagoori, ee gobolka Sool ayaa la soo geba gabeeyay oo heshiis lagu dhex dhigay beelahaasi.


Labadda beelood ee la heshiisiinayay ayaa horaantii sanadkan ku dagaalamay degaanka Dhabar-dalool, ee isla gobolka Sool, dagaalkaasi oo sababay khasaare isugu jiray dhimasho iyo dhaawac.

Hargeisa Press.om/Hargeisa Office.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here