Somaliland: Wasaaradda Horumarinta Jidadka oo Kormeertay Waddooyinka Gobolka Sool

0
1386

Laascanood,(HargeisaPress) —Wefti ka kooban wasiir kuxigeeka wasaarada gaadiidka iyo jidadka Sahal Mohamed Jama iyo Maareeyaha haayada wadooyinka iyo xubno kale oo xukuumada ka tirsan ayaa gaadhay magaalada laascaanood ee gobbolka sool

Masuuiyiinta ayaa waxaa halkaasi kusoo dhaweeyay gudoomiyaha goboka sool iyagoo ka warbixiyay ujeedada socdaalkooda

Halkan ka Daawo Muuqaalka Warkan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here