Burco,(HargeisaPress) — Waxaa maanta Magalada Burco gaar ahaan Hotel Liiban lagu gabagabeeyay shir laba maalmood uga socday ururka qareenadda Somaliland ee SOLLA
Ururka qarenada Somaliland e SOLLA ayaa sidoo kale baaq u dirnay xukumada Somaliland guud ahaan gaar ahaana hayadaha go’aamiya caddaalada taasi oo ay ugu talo galeen in dhaman hayadaha caddaalada.
HargeisaPress News Desk- Hargeysa