Shirkadda Dahabshiil Group oo maalgelisay taranka oradka Somaliland

0
1159

Hargeysa,(HargeisaPress) — Shirkada Dahab Shiil Oo Si Wayn Uga Qayb Qaadatay Tartanka Orodka dheer ee Somaliland Marathon maanta Ka dhacay magaalada Hargeysa.

Shirkadda Dahabshiil Group ayaa si ballaadhan uga qaybqaadatay Tartanka Orodka dheer ee Somaliland Marathon oo maanta lagu qabtay caasimada Hargeysa tartanka oo ay ka soo qayb galeen orodyahano ka badan 200 oo ka kala yimid Gobolada Somaliland iyo wadamada jaar ah .

Halkan hoose ka daawo Maamulaha guud ee shirkadaha Dahabshiil Group Cabdirashiid Maxamed Siciid oo ka hadlay 

HargeisaPress News Desk- Hargeysa

info@hargeisapress.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here