Shirkada HEMA BOOKS oo Shacabka Somaliland Ugu Bushaareysay Adeegyo Cusub oo Ay Soo Kordhisay

0
1217

Hargeisa (Hargeisa Press)- Maareeyaha guud ee shirkada Hema Books Xasan Cali Maxamed ayaa waxaa uu shacabka Somaliland ugu bushaareysay adeegyo cusub oo ay u kordhiyeen shacabka Somaliland.

Maareeyaha shirkada Hema Books Xasan Cali Maxamed ayaa si qoto dheer uga warbixiyay adeegyadaasi ay bulshada u soo kordhiyeen iyo adeegyo kaleba.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here