Shaqaalihii Dowladda Ee Loo Fasaxay Xaaladihii Covid-19 oo Shaqooyinkoodii Dib Ugu Soo Noqonaya

0
1334

Hargeisa (Hargeisa Press) – Hay’adda shaqaalaha dowladda Somaliland, ayaa waxaa ay sheegtay in shaqaalihii loo fasaxay xaaladihii xannuunka Covid-19 ay shaqooyinkooda dib ugu soo noqonayaan, maadaama uu yaraaday xannuunkii safmarka ahaa ee markii hore loo fasaxay.

Waxaana sidaasi lagu sheegay wareegto ka soo baxday Guddoomiyaha Hay’adda shaqaalaha dowladda Somaliland Farxaan Aadan Haybe.

Wareegtada Guddoomiyaha Hay’adda shaqaalaha dowlada oo nuqul ka mid ahi soo gaadhay Warbaahinta Hargeisapress, ayaa u dhignaa sidan:-

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here