Shacabka Gobolka Gabiley Oo Soo Dhawayn Ku Qaabiley Wariye Mukhtaar Nuux Ibraahin Oo Dib Xoriyadiisii U Helay

0
923

Hargeisa, (HargeisaPress) — Shacabka ku dhaqan degmada wajaale iyo magaalada gabiley ayaa maanta soo dhawayn balaadhan ku qaabiley wafti wasiiro oo ah safar ku tagay dalka itoobiya iyo wariye Mukhtaar Nuux Ibraahin oo muddo u xidhnaa dawlada kililka shanaad oo dib u helay xoriyadiisii.

 

 

 

 

 

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka

 

 

HargeisaPress News Desk — Hargeysa

info@hargeisapress.com

 

Follow us on Instagram: @Hargeisapress

Follow us on Twitter: @HargeisaP

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here