Hambalyo Aroos: Cabdirashiid Ibraahin Mohamed iyo Wadiima Xasan Mataan

0
872

HargeisaPress — Maamulka, Masuuliyiinta, Tifaftirayaasha, Weriyeyaasha, Shaqaalaha Bahda Shabakadda HargeisaPress.com oo kala ah Shiine Cilmi Kaahin, Mohamed Cabdiraxmaan Yaasiin (Mohamed Carab), Mahad Kadleye, Cumar C/Risaaq Cali, Xuseen Maxamuud Maygag. Sabaax Cabdi Aadan, Guled Iman Muxumed, Faysal Maxmaed Cumar, Cabdikariim Qoorgaab. Dhamaan Dadkani Waxay Hambalyo U Dirayaan Cabdirashiid Ibraahin Mohamed  iyo Wadiima Xasan Mataan oo Arooskoodu  ka qabsoomay Magaaladda Hargeysa. Waxaa Si gaar Ah Hambalyo ugu diraya Cabdikhaaliq Cabdirashiid Cabdiraxmaan , Cabdicasiis Cabdirashiid Cabdiraxmaan, Waxaan Alle uga baryayaa inuu ka dhigo qoyskii barwaaqo iyo ubad saalax ah kala hela. Aamiin….Aamiin..

 

Gacal iyo Sokeeyaba Guurkiina lagu farax

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here