Raysal Wasaaraha Soomaaliya Oo Xilalka Ka Qaaday Xubno Ka Tirsan GXKD

0
517

Muqdisho (HP): Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble, ayaa maanta xilka ka qaaday xubno ka tirsan Guddiga Xallinta Khilaafaadka Doorashooyinka.
Sababta xil ka qaadista xubnahaasi ayaa lagu sababeeyay in kadib markii ay lumiyeen madaxbanaanidii guddinimo.
Xubnaha xilka laga qaaday ayaa lagu eedeeyay in ay ku milmeen siyaasadda isla-markaana ay baal mareen xeerka anshaxa doorashada.
AKHRISO MAGACYADDA XUBNAHA XILALKA LAGA QAADAY:

Xil ka qaadista xubnahan ka tirsan Guddiga Xallinta Khilaafaadka Doorashooyinka waxaa warbaahinta u akhriyay af-hayeenka xukuumadda raysal wasaaraha Maxamed Ibraahim Macalimow.

Hargeisa Press.com/Hargeisa Office.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here