Rabshado Hadheeyay Tartanka Ciyaaraha Yurub ee Euro 2016 + SAWIRRO

0
802

PARIS,(HargeisaPress) — Carqalado Wey ayaa hareeyay ciyaarihii wajiga labaad ee xulalka England iyo Ruushka, kaasoo ka dhacay magaalada Marseille ee dalkaasi France.

 

Rabshada ayaa waxay ku qasabtay booliska inay adeegsadaan sunta ilmada dadka ka keenta si ay u kala kaxeeyaan taageereyaasha labada koox oo isku fara saaray afaafka hore ee garoonka ciyaartu ka dhaceysay.

rab

Dhowr ka mid ahaa taageereyaasha kala taabacsan labada koox ayaa dhaawacyo ay soo gaadheen.

 

Wararka ayaa tibaaxaya in in kabadan toban qof ay rabshadaa ku dhaawacmeen qaarkoodna ay xaaladoodu halis tahay kadib markii ay soo gaareen dhaawacyo culus.

Rabshada 2

Si kastaba ha ahaatee, ciyaartaasi waxay ku dhammaatay barbar dhac 1 gool iyo 1 gool ah.

 

 

HargeisaPress News Desk — Hargeysa

info@hargeisapress.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here