Ugu Yaraan 50 Qof oo Toogasho Lagu Dilay nightclub La Weeraray Gudaha Mareykanka + SAWIRRO

0
819

ORLANDO,(HargeisaPress) — Fla.Boolsika magaalada Orland ee dalka Mareykanka ayaa sheegaya in ilaa 50 qof lagu dilay toogasho meel kalaab lagu tunto ah oo la weeraray.

 

Meeshaas ayaa markii hore wararku sheegayeen in tiradu intaa ka yareyd waa tirada dhimashadee balse haatan ayaa lagu waramayaa in ay sare u kacaday oo ugu yaraan dadka halkaa lagu dilay ay gaarayaan 50 qof.

nocredit (1)

Qof labo qori sitay ayaa la sheegay in uu rasaas ku furay dadkii halkaa ku tumaanaayay meeshaa oo wararka qaar ay tibaaxayaan in ay tahay meel dadka isku jinsiga ah ee isu galmooda ay ku tuntaan kuna taala magaalada Orland ee Mareykanka.

 

Biliiska ayaa haatan baaraya in weerarkaa uu ahaa fal argagaxisonimo iyo in kale.Booliska ayaa baaraya in weerarkaasi uu ahaa mid argagixiso iyo in kale.

 

Waxa ay sheegeen in ninkaasi dableyda ah oo la rumeysan yahay in uu kaligii ahaa uusan ka mid ahayn dadka deegaanka.

 

 

HargeisaPress News Desk — Hargeysa

info@hargeisapress.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here