Qurbajooga Gobolka Hawd Oo Xaflad Casho Sharaf Ah u qabtay Xulka Gobolka + SAWIRRO

0
737

Ururka Mideeye ayaa Casho sharaf ku maamuusay Ciyaartoyda Xulka Gobolka Hawd.

Kulankaas oo ka dhacay hotel hadhwanag ee magalada hargaisa waxaa kasoo qaybgalay  Masuuliyiin ay ka mid ahaayeen Badhasaabka Gobolka Hawd Axmed Cige yare,Gudoomiye ku-xigeenka Hay”ada Shaqaalaha Dowlada Somaliland  Cabdikariin Xaai Cali,Maayirka Degmada Baligubadle Cabdi iimaan jaamac iyo Xubno kale.

Masuuliyiintii kala duwanaa ee Madashaasi ka Hadley ayaa Ururka Mideeye uga Mahadnaqay Casho sharaftan ay ku  Maamuuseen Ciyaartoyda Xulka Gobolka Hawd.

DAAWO SAWIRRO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here