Maxaad Kala Socotaa Nolosha Gaarka Ah iyo Shaqsiyadda Madaxweynaha Somaliland?

0
1687
Madaxweyne Biixi
Madaxweyne Biixi

Hargeisa (Hargeisa Press) β€” Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi waxuu ku dhashay baadiyaha Hargeysa 1948-kii, welina waxuu aaminsan yahay in dhaqanka miyiga uu maguuraan yahay.

Waxabarashadiisii Quraanka, dugsiga hoose iyo dhexeba uu ku qaatay magaalada Hargeysa. Dugsiga sare ee Cammuud ee Borama ayuu ka qalin jebiyay 1970-kii.

Ka dib wuxuu ku biiray ciidamada cirka ee Soomaaliya. Sanadihii 1970 illaa 1973, wuxuu tababar sarkaalnimo siiyay Midowgii Soviet.

Hadaba waraysi gaar ah oo BBC-du la yeelatay ayaa mar uu shaqsiyaddiisa qof ahaaneed sharraxayay waxa uu isku tilmaamay inuu yahay “MACAAN IYO QADHAADH ISKU JIRA”.

Waraysigan waxa uu madaxweynaha Somaliland ku faaqidayaa dhaqankiisa, taariikhdiisii hore iyo nolol-maalmeedkiisa qofeed sida uu u maareeyo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here