Masuuliyiin Xukuumadda Ka Tirsan Oo Jawaab Ka Bixiyey Eedaymo Xildhibaan Siciid Cartan U Jeediyey Xukuumadda Madaxwayne Siilaanyo

0
889

Hargeysa (HargeisaPress) β€”Wasiirka ganacsiga Somaliland,agaasimaha guud ee wasaaradda Waxbarashada iyo xildhibaan ka tirsan golaha guurtida Somaliland ayaa jawaab ka bixiyey hadalo eedaymo ah oo shalay kazooΒ  yeedhay xildhibaan Siciid Cartan oo ka tirsan golaha wakiilada Somaliland.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here