Madaxweynaha Somaliland Oo Safar Aan La Sii Shaacin Ku Tagay Itoobiya + SAWIRRO

0
1107

Hargeysa, (HargeisaPress) —Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa Maanta Safar aan la sii Shaacin ugu Ambo-baxay Dalka Itoobiya.

Madaxweynaha oo ay Wehelinayaan Marwada Koowaad ee Qaranka, Wasiirka arrimaha Dibedda iyo Xoghayaha Gaarka ah ee Madaxweynaha ayaa Galabta ka ambo-baxay Madaarka Diyaaradaha ee Magaalada Hargeysa.

Halkan Hoose Ka Daawo Warkaasi oo Dhamaystiran

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here