Maayarka Buuhoodle Oo Kormeer Ku Tagtay Dugsiga Bali-Cad

0
672

Bali-cad (HP): Maayarka degmadda Buuhoodle Marwo Khadiija Axmed Aadan, ayaa maanta kormeer ku tagtay dugsiga hoose dhexe ee degmadda Bali-cad.

Kormeerkaasi waxaa maayarka ku wehelinayay xubno ka mid ah xildhibaanadda golaha deegaanka Buuhoodle.
HALKAN KA DAAWO WARKAASI:

Hargeisa Press.com/Hargeisa Office.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here