HAMBALYO AROOS WACAN : Feisal Diiriye Xasan iyo Farxiya Mohamed Nuh Oo Arooskoodu ka dhacay Magaalada Götaberg ee Dalka Sweden + SAWIRRO

0
1219

HargeisaPress  —  Dhamaan Maamulka, Hawlwadeenada iyo Wariyeyaasha Shabakadda HargeisaPress.com oo kala ah Shiine Cilmi Kaahin, Mohamed Cabdiraxmaan Yaasiin(Mohamed Carab), Mahad Kadleye, Cumar C/Risaaq Cali, Xuseen Maxamuud Maygag. Sabaax Cabdi Aadan, Guled Iman Muxumed, Faysal Maxmaed Cumar, Cabdikariim Qoorgaab.

…………………………………………………………………………

Mahad kadleye iyo xaaskisa Samsam Abdilaahi, Layla Abdilaahi Liban Mohamed Mahad maxamed Marwo maxamed C/wahab nuur ( kamaco), dhaammaan Akhyaartani waxay Hambalyo hawada u marinayaan arooska: Feisal Diiriye Xasan iyo Farxiya Mohamed Nuh Oo Caawa Arooskoodu ka dhacay Magaalada Götaberg ee Dalka Sweden, Dhammaantayo waxaanu leenahay noqda labadii isku waara ubad khayr qaba kala helan. Wiil iyo caano gabadh iyo caano. Aaamiin Aaamiin

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here