HAMBALYO MEHER WACAN: Saalax Adan Ahmed iyo Hinda Siciid Oo Meherkoodu ka dhacay Magaalada Caynaba ee Gobolka Saraar + SAWIRRO

0
1212

HargeisaPress  —  Dhamaan Maamulka, Hawlwadeenada iyo Wariyeyaasha Shabakadda HargeisaPress.com oo kala ah Shiine Cilmi Kaahin, Mohamed Cabdiraxmaan Yaasiin(Mohamed Carab), Mahad Kadleye, Cumar C/Risaaq Cali, Xuseen Maxamuud Maygag. Sabaax Cabdi Aadan, Guled Iman Muxumed, Faysal Maxmaed Cumar, Cabdikariim Qoorgaab.

…………………………………………………………………………

hahaah

Mahad kadleye,Dahir Adan ,Sam Sam Abdilahi,Deeq Sownah ,Salen Ahmed,Cabdi Mohamed,Liban Mahemed Nuh, dhaammaan Akhyaartani waxa ay Hambalyo kal iyo lab ah oo ay ku dheehan tahay duco hawada u marinayaan Meherka: Saalax Adan Ahmed iyo Hinda Siciid Oo Meherkoodu ka dhacay Magaalada Caynaba ee Gobolka Saraar. Dhammaantayo waxaanu leenahay noqda labadii isku waara ubad khayr qaba kala helan. Wiil iyo caano gabadh iyo caano. Aaamiin Aaamiin

hahaah 44

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here