Badhasaabka Sool Oo Unbulance Ku Wareejiyay Degmadda Xudun

0
477

Xudun (Hargeisa Press): Badhasaabka gobolka Sool oo ay wehelinayeen masuuliyiin iyo saraakiil ciidan ayaa shalay gaadhay degmada Xuddun ee gobolka Sool.


Halkasoo maamulka iyo qaybaha bulshada degmadaasi ay badhqsaabka iyo waftigiisa si weyn ay noogu soo dhaweyeen.

Safarkan waxaa badhasaabka ku weheliyey Taliyaha Qaybta Booliiska Gobolka iyo masuuliyiin ay kamid yihiin Isuduwayaan, Agaasimaal oo maamulka gobolka ka mid ah ayaannu Bahda Caafimaadka ee degmadaas aan ugu wereejiyey gaadhi Ambalaasa.

Badhasaabka Sool iyo weftigiisu intii ay ku sugnaayeen degmada Xuddun, waxay kulamo la qaateen maamulka iyo odayaasha.
Halkaasoo ay ugu soo gudbiyeen baahiyaha ay doonayaan inaan wax lagala qabto.


Waxaan qorshaynnaynaa inaan ka maamul ahaan Si toosa uga jawabno baahiyaha degmadaas Facawayn si aan shaqooyinka gobolka Loosii Xoojiyo Degmoyinka Gobolka logadho bahidoda.

Daawo: Warkaasi:

Hargeisa Press.com/Hargaysa Office.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here