Hargaysa: Beel Caaqil Cusub Caleemo Saartay

0
876

Hargaysa (HP): Beel ka mida beelaha dega Somaliland ayaa maanta caaqil cusub ku caleemo saartay magaaladda Hargaysa.
Munaasibadda caleemo saarka waxaa ka soo qayb galay salaadiin, cuqaal, odayaal, waxgarad iyo siyaasiyiin ay caaqilka cusub isku beel yihiin.
Caaqilka cusub oo ka dareen celiyay caleemo saarkiisa ayaa sheegay in uu ku dedaali doono sidii uu cadaalad ugu shaqayn lahaa beeshiisa.

Daawo: Xafladii Caleemo Saarka:


Hargeisa Press.com/Hargaysa Office.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here