Hambalyo Meher: Mustafe M Aqli Iyo Zamzam A Mohamed +SAWIRRO

0
1574
Hambalyo

HargeisaPress — Dhamaan Maamulka, Hawlwadeenada iyo Wariyeyaasha Shabakadda HargeisaPress.com oo kala ah Tafaftiraha Guud ee HargeisaPress. Shiine Cilmi Kaahin, Cumar Sheekh, Mohamed Cabdiraxmaan Yaasiin(Mohamed Carab), Mahad Kadleye, Abdirakiin Mustafe Cali, Xuseen Maxamuud Maygag. Sabaax Cabdi Aadan, Guled Iman Muxumed, Faysal Maxmaed Cumar, Cabdikariim Qoorgaab.Abdikareem Mahamed Aw Aadan Iyo Jamac Axmed Jamac, Samiir Xasan Cabdi. dDhammaan dadkaasi waxay Hambalyo Meher U dirayaan Boqorka iyo Boqorada. Mustafe M Aqli Iyo Zamzam A Mohamed.Oo 8/4/2017  Meherkoodu ka dhacay Summertime Green Plaza ee Magaalada Hargeysa.Waxayna Leeyihiin noqda Lammaanihii Aqalgalkooda Ku Gaadha Bash-bash iyo Barwaaqo. Aamiin…Aamiin…Aamiin

Geesta kale Shaqaalaha Shirkada Seed General Trading Co. oo kala ah  Cabdi Xusein Muxumed, C/raxmaan Cilmi Kaahin, Maxamed Guuleed Riiraash, Maxamed axmed cali (geeljire), Xamse Cabdi maxamed iyo Xaaskiisa Umal khayr C/raxman iyo caruurtiisa, Caduur aadan madar, C/rashiid Cismaan ciise,C/laahi Cabdi Ibraahim ,Mawliid Cabdi Nuur,C/laahi Dagal Dhinbiil,Maxamed Xaashi Daauud,Cabdi Xusein Waabari,Maxamed Cabdi Axmed,Ibraahim Maxmauud Cabdi,Siciid Cilmi Muxumed,Xasan Nuur Raage Iyo dhamaan Shaqaalaha Shirkada Seed General Trading Co. Dhammaan dadkaasi waxay Hambalyo Meher U dirayaan Boqorka iyo Boqorada. Mustafe M Aqli Iyo Zamzam A Mohamed.Oo 8/4/2017  Meherkoodu ka dhacay Summertime Green Plaza ee Magaalada Hargeysa.Waxayna Leeyihiin noqda Lammaanihii Aqalgalkooda Ku Gaadha Bash-bash iyo Barwaaqo. Aamiin…Aamiin…Aamiin

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here