Waraysi Kulul Oo Lala Yeeshay Madaxwayne Ku Xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Saylici Iyo Nuxurka Su’aalaha La Waydiiyey

0
931

Hargeysa, (HargeisaPress) —Madaxwaynaha Somaliland ayaa waxa lala yeeshay waraysi su’aalo lagu waydiiyey qodobo dhawr ah oo dalka ka taagan.

Waxaana madaxwayne ku xigeenka qodobada su’aalaha laga waydiiyey kamid ah abaaraha baahsan ee dalka ka jira,doorashooyinka dib u dhacay iyo arrimo kale.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here