Xildhibaan Xasan Cawaale Caynaan Oo Sheegay In Maayarku Diiday Inuu Horyimaado Golaha Wakiiladda Somaliland

0
1125

Hargeysa, (HargeisaPress) —Xildhibaan Xasan Cawaale Caynaan oo kamida mudanayaasha golaha wakiilada Somaliland ayaa sheegay in maayarka caasimada hargeysa diiday inuu horyimaada golaha wakiilada gaar ahaan gudida joogtada ah ee golaha,waxaana uu sheegay in ay mooshin ka dhan ah maayarka keeni doonaan hadii aanu hor imaan golaha maalinka Sabtida ee fooda inagu soo haysa.

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka

 

 

 

HargeisaPress News Desk — Hargeysa

info@hargeisapress.com

 

Follow us on Instagram: @Hargeisapress

Follow us on Twitter: @HargeisaP

 

 

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here