Hambalyo ku Socota Ardayada Xamda Cabdinuur oo Kaalinta hore ka Gashay Dugsigeeda

0
1396

HargeisaPress —Hooyo Sahra Muse Cali, Aabo Cabdinuur Maxamuud  Xaaji, Xamse Cabdinuur Maxamuud  Xaaji, Farduus Cabdiqadir, Xayaad Cabdinuur, Xanaan Cabdinuur,Habo Caasha Muse Cali, Sakariye Cabdilahi Cali jamac, Abti Maxamuud Muse, Xaaji Axmed Xidhe,Cabdifataax Shaash, Axmed Saxnuuni, Xaawa Cabdiqadir Cali iyo Caruurteeda oo kala ah Mohamed Mustafe, Masbal Mustafe,Mukhtaar Mustafe,Mubaarig Mustafe.

 

Geesta kale Sukhra Muuse, Yurub Xaamud Maxamuud (Yurub Bella), Maxamed Cabdiraxmaan Yaasin, Abdi Abiib Axmed (Cabdi yare), Cabdiraxmaan Xaaji, Maxamuud Maxamed Royal, Mukhtaar Beeroof, Maxamed Siciid Xarago iyo Xaaskiisa Cayni Aadan, Faadumo Cismaan Ibraahin,Faadumo Maxmaed Ducaale.

 

Dhamaan Dadkaasi oo dhami Waxay Hambalyo u dirayaan Ardayada Xamdi Cabdinuur Maxamuud Xaaji (Hamda qali) oo Dugsiga sare IMAMU NAWAWI ee Magaaladda Boosaaso kaalinta hore ka gashay imtixaankii . Geesta kale Waxaa si gaar ah Hambalyo u diraysa Xaawo Cabdiqadir iyo Dhamaan bahda Warbaahinta HargeisaPress.

 

كل البنات اتخرجوا و ( حمدي عبدالنورمحمودحاجي ) نجحت محلاها واليـوم كلنا نحتـفل بـيـوم السعــد ويــاها طيور النورس جائتني مغردةٍ طربا تزف إليّ أغاني الفرح والأمالي … مبشرة …. بخبر كان الفؤاد يعد لسماعه الدقائق والثواني …. بنجاحكِ يا ( حمدي عبدالنورمحمودحاجي) تناثرت من ثغر السماء دررٌ .. و تألقت روضات الدنيا مزدانة بعبير الزهور وأنت يا حبيبتي عطرها الفواح.من تانويه إمام النبوى، وتفوقهاعلى المركزالاول مبروك مبروك مبروك ألف مبروك

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here