Waa Sidee Xaaladda Amaan Ee Caasimada Hargeysa Habeenkii?

0
978

Hargeysa,(HargeisaPress) —Waxa warbixin laga diyaariyey xaalada amaan ee caasimada Hargeysa,waxaana ay Hargeysa noqotay magaalo shaqaysa si nabad galiyo ah ilaa saddexda Habeenimo.

Bulshada caasimada Hargeysa ayaa ka warbixiyey dareenadooda ku aadan nabadgaliyadan iyo xasiloonida ay ku naaloonayaan.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here