HAMBALYO AROOS: Amiin Ahmed Ali Iyo Haboon Abdilahi Farah Dugsiiye + SAWIRRO

0
1779

HargeisaPress  — Hooyo Faadumo Nuur Ducaale Ahmed Abdilahi farax dugsiye iyo xaaskiisa muuse Abdilahi farax dugsiiye iyo xaaskiisa Khader Abdilahi farax Dugsiiye iyo xaaskiisa Eng ismail Abdilahi farah dugsiiye

Xasan Abdilahi farax dugsiiye

Xusein Abdilahi farah dugsiiye

Mukhtar ciise nour

Waris ciise  nour

Isir ciise nuur

Amran ciise nuur

Xaamud maxamed Aw nuur iyo xaaskiisa Dhamaan ilma dusiiye waxay hambayo u dirayaan Amiin Axmed cali Iyo Haboon Abdilahi Farah Dugsiiye,oo Xalay ku aqal galay  Summer Time Green plaza wedding hall Hargeiysa Waxan leenahay Gacal iyo Sokeeya-ba Guurkiinna lagu farax..Guurkiinnu Guur Khayr.

HAMBALYO AROOS WACAN: GACAL IYO SOKEEYABA, GUURKIINNA LAGU FARAX

habo e

haboon cabdila

 …………………………………………………………………………………………….

Abtiyo maxamud nuur Ducaale iyo xaaskiisa,Abtiyo maxamed nuur Ducaale iyo xaaskiisa iyo carruurtooduba ,Hooyo Ardo yuusuf askar iyo caruurteeda Dhamaan waxay hambalyo Aroos u dirayaan AMIIN AHMED CALI IYO HABOON ABDILAH FARAH DUGSIYE Oo Xalay ku aqal galay  Summer Time Green plaza wedding hall Hargeiysa Waxan leenahay Gacal iyo Sokeeya-ba Guurkiinna lagu farax..Guurkiinnu Guur Khayr.

haboon cabdilaahi

…………………………………………………………………………………………….

Dhamaan Bahda Shabakadda HargeisaPress.com oo kala ah Shiine Cilmi Kaahin, Mohamed Cabdiraxmaan Yaasiin(Mohamed Carab), Mahad Kadleye, Cumar C/Risaaq Cali, Xuseen Maxamuud Maygag. Sabaax Cabdi Aadan, Guled Iman Muxumed.Dhamaan dadkaasi Waxay Hambalyo bogaadin aan la soo koobi karin hawda u marinayan Boqorka iyo boqorada AMIIN AHMED CALI IYO HABOON ABDILAH FARAH DUGSIYE Oo Xalay ku aqal galay  Summer Time Green plaza wedding hall Hargeiysa

Waxaanay leeyihiin: Reerkii lagu nastee, Lagu negaadee, Wada jiree Nabad-gala Allahayow idinka yeel! Ilaahay ubad kheyr-qaba iyo nolol naruuro lehna ha idinku gallado!

habo 3

HAMBALYO AROOS WACAN: GACAL IYO SOKEEYABA, GUURKIINNA LAGU FARAX

 


fikirkaaga

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here