Dardargelinta diwaangelintu waa dariiqa dumuqradiyda iyo doorasho xor iyo xalalal ah

0
899

Waa midd ka midda ah rukumada qarankan inuu hayo xogta ama tirda dhabta ah ee muwaadintiisamatka laga hadalyo arrinta diwaangelinta (voter registration) waa midd uu gogol xaadheysa hanaanka dooroshooyin uu qabsooma si xor oo xalaal ah.

 

Haddab waxa in dhowayda indhahaygu qabanyeen diyaargarowga aya qayabah kala duwan ee qaranku ka koobnyahay sidda ay uugu diyaar garooben hadday noqto warbaahinta, gudid dooroshoyinka iyo weliba dawlada dhexe oo wixi tallo iyo tusaaleba diyaar la ah.

 

Waxa waxa lagu farrax inn deeqa bixiyayaashu’’doners’ ay kaalintoodi ku aadaneyda darder gelinta doorashad ayy ku dhawaaqeen.

 

Dhanka kale waxa diyaargarowgoodu muuqda bulshoweynta ku dhaqan dhulka somaliland ilaa xuduudkiisa ilaa dadka reer guurag ah ee dacldiisa beri ilaa galbeed oo ayy ka goantay inay hir geliyaan arrinkan dastuuriga ah ee dinwaan gelinta.

 

Waxa waxa lagu farrxo ah in gudoomiyah gudida dooroshooyinka qaranak ENG Abdiqadir iiman uu ilaa hadda si bilaa turxaan ah uu waddo hawah dooroshooyinka ee dalka.

 

Waxa amaan mudan mudan Abdiqadir iiman oo dardar galiyay hawalah dooroshooyinka taaso aanay la’aanti socteen hadday noqoto khibradiisa waayo argnimeed iyo xulashdiisa iyo kartidiisa engeneernimo.

 

Dhanka kale waxaan maranba la dafiri doonin kalintoodi laxaadka lahaday lixda xubnood ee kale ee gudida dooroshooyinka qarankan. Oo geed dheer iyo geed gaabanbabuu fuulay sidii ay uu qabsoomi lahayda dinwan gelinat codbixiyaayshu “ voter regestration’’.

 

Haddaba si loo hano qaadsiiyo una hirgasho hawsha diwaangelitu waxa loo baahanayhay in muwaadinta somaliland ayy uu midoobaan sidii iyagoo gacmah is haysta ay hawshan diwan gelinta uu qabsomi lahaday iyagoo la shaqaynay hawlwadeenda gudida dooroshooyinka iyo weliba cidd kasta oo oo uga baahta in hawshaasi hir gasho hadday noqto ciidamada booliska iyo hawlwdeenda degmooyinka ee gudiyada xaafadah.

 

Waxaan maqaalkaygan kooban ku soo afmeerayaa somaliland waxa looga bartay iney si hanno qaada uu hirgashto hawlheeda dooroshooyinka wakhatiyo farro baddan.

 

Si ayy tusaale buuxda ugu noqto waddamda  gobalk Geeska waxa loo baahanyahy in guntiga dhiisha laysag dhigo si loo hano qaadsiiyo xog dhamystiran islamrkaan xalaal ah oo buun buunin ka reeban tahay oo loo bandhigo bulshoweynta danysa arrimah somaliland ‘’international community’’.

 

Haddab waxa hubaal ah in l marryo marxaldii ugu denbaysa taaso ah in xogtii la ururiyo taaso ka bilaabantya gobolka togdheer gobolda kalena ku soo food leh waa inoo loo diyaar garooba lan dhaqaajiya hawlah dastuurga ah .

 

 

QALINKII :NIMCAAN CDAANI HUSIEN

EMAIL: CADAANI123@GMAIL.COM

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here