Haayadda TAAKULO Oo Agab Caafimaad Gaadhsiisay Dugsiga Sheekh Madar

0
690

Hargaysa (HP): Haayadda waddaniga ah ee TAAKULO ayaa maanta dugsiyo Hargaysa ku yaalla gaadhsiisay qalabka lagaga gaashaanto xanuunka Covid-19.
Agabkaasi waxaaa maamulka dugsiga hoose dhexe ee Sheekh Madar ku wareejiyay guddoomiyaha haayadda TAAKULO Cumar Jaamac Faarax.


Waxaanu sheegay in ay agabka ka hor taga Coronavirus ay gaadhsiinayaan saddex dugsi oo Hargaysa ku yaalla.
Munaasibadii wareejinta agabkaasi waxaa goob joog ka ahaa masuuliyiin ka socday wasaaradda caafimaadka Somaliland.
Daawo: Warkaasi:

Hargeisa Press.com/Hargeisa Office.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here