Gudoomiyaha xisbiga KULMIYE Oo Ka Hadlay Heshiiska Dib Loogu Dhigay Doorashadda

0
1181

Hargeysa,(HargeisaPress) —Guddoomiyaha KULMIYE Mudane, Muuse Biixi Cabdi oo ka hadlay shirkii jaraa’id ee lagu qabtay Madaxtooyada kadib kulankii saddexda xisbi iyo Madaxweynuhu ku kala saxeexdeen heshiiska dib loogu dhigay doorashadda ee lagu mudeeyey wakhtiga la qaban doono doorashooyinka.

Gudoomiye Muuse Biixi ayaa sidoo kale ka hadlay arimaha keenay in heshiiskan la gaadho, waxaanu ka dalbaday golaha guurtidda inay soo dhaweeyaan go’aankan.

Halkan ka daawo shirka jaraa’id ee gudoomiyaha ahna musharaxa KULMIYE Md. Muuse Biixi Cabdi

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here