Shirkadda Telesom oo Sheegtay In aan Adeegga ZAAD Saamayn Ku Lahay Sicir Bararka Dalka Ka jira

0
1140

Hargeysa,(HargeisaPress) —Shirkadda Telesom ayaa maanta war-saxaafadeed ka soo saartay go’aankii ay xukuumadda Somaliland ku xadiday isticmaalka adeegga ZAAD. Shirkadda ayaa war-saxaafadeedkeeda ku sheegtay inay soo dhawaynayso qodob kasta oo xal u noqon kara sicir bararka.

Halkan ka akhriso WAR-SAXAAFADEEDKA shirkadda TELESOM:

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here