Gudoomiyaha hay’adda shaqaalaha Somaliland oo dhaariyay gudi kala saari doonta 1500 oo shaqoo doon.

0
795

Hargeysa,(HargeisaPress)—Gudoomiyaha hay’adda shaqaalaha Dawlada Somaliland Mud. Farxaan aadan haybe ayaa maanta  goob joog ka ahaa dhaarinta xubnaha Panelka kala saarista tartamayaasha shaqooyinka 26 kaalmood ee waqti hore Hayada shaqaaluhu soo xayaysiisay.

Gudoomiye Farxaan ayaa  dhaarta ka dib dhalinyarada kula dardaaranay in ay si allah ka cabsi leh cadaalad ugu gar sooraan dhalinyarada aqoonyahanka muwaadiniinta soo dalbaday kaalmaha shaqo ee TMPs ah.

HALAKAN HOOSE KA DAAWO SAWIRRO

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here