Hargeysa,(HargeisaPress) โGuddiga joogtada ah ee golaha wakiilada Somaliland ayaa maanta u yeedhay wasiirka wasaaradda arrimaha gudaha Somaliland Yaasiin Maxamuud Xiir โFaratoonโ,waxaana ay guddigu wasiirka ka waraysteen arrimo la taxaluqa wasaaradda.
HargeisaPress News Desk โHargeysa