Gudoomiyaha Garabka Haweenka ee Xsbiga Kulmiye ee North America oo Xilal Cusub uu Magacowday Masuuliiyiinta Garabka Haweenka ee North America

0
928

Toronto, (HargeisaPress) β€” Gudoomiyaha Garabka Haweenka ee Xisbiga Kulmiye ee North America Marwo Laila Mohamed Nuur Amaan oo Xilal Cusub uu Magacowday Masuuliiyiinta Garabka Haweenke ee North America.

 

Marki Aan Kala Tashaday Gudiga Xsbiga Kulmiye ee North America, Aanay Aragtay Haween Khibrad iyo Xilkas Iskugu Jira oo Buuxin Kara Boosaska Ka Banaan Xisbiga KULMIYE ee Garabka Haweenka ayay Sidan uu Magacowday in Maanta Laga Bilaabo:

 

1- Fadumo Yussuf Gudoomiyaha Garabka Haweenka ee Ottawa, Canada.

2- Qaali jihad Gdoomiyeh Ku Xigeenka Garabka Haweenka ee Ottawa Canada.

3-Khadra Yoonis Yussuf Qasnaji/Treasuary ” Cashier”

4 Nafisa Mohamed Faarax Afhayeenka Garabka Haweenka

5- Sabax Saleeban Weyneh Secretary Garabka Haweenka ee Ottawa

6- Ayaan Ali Dhig oo Ah Xidhiidhiyaha Garabka Haweenka ee Ottawa

 

 

 

 

 

 

 

 

HargeisaPress News Desk β€” Hargeysa

hargeisapress@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here