Gudida Madasha Kobcinta Dhaqaalaha Laascanood Oo Shir Yeeshay

0
530

Laascaanood (HP): Waxaan maanta shir la yeelanay
Gudida madasha Kobcinta Dhaqaalaha ee degmada Laascanood.
Shirkaasi oo ka qabsoomay xarunta dawladda hoose waxaa ka qayb galay
Maayarka Laascaanood C/casiis Xuseen Maxamed, badhasaab ku-xigeenka gobolka Sool Saleebaan Diiriye Cabdi, iyo guddiga madasha dhaqaalaha ee degmadda Laascaanood.


Waxaana shirkaasi guddoominayay maayarka Laascaanood C/casiis Taarwale.
Shirkani ayaa ku saabsanaa sidii Madasha horumarinta iyo kobcinta dhaqaalaha ee magaaladda Laascaanood ay mustaqbalka u gaadhsiin lahayd horumar dhinac kasta leh.
Sida uu sheegay maayarka Laascaanood C/casiis Taarwale, oo shirkaasi hadal ka jeediyay.

Daawo:Warkaasi:

Hargeisa Press.com/Hargeisa Office.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here