Gudida Komishanka Doorashooyinka Qaranka Iyo Masuuiyiinta Axsaabta Oo Ka Waramay Halka Ay Marayso Diiwaangalinta Codbixiyayaasha Gobolka Maroodi-jeex

0
892

Hargeysa, (HargeisaPress) —Masuuliyiinta sar sare ee gudida komishanka doorashooyinka qarank Somaliland oo ay waheliyaan musuuliyiinta axsaabta qaranka Somaliland ayaa ka warbixiyay halka ay marayso diiwaangalinta codbixiyayaasha gobolka maroodi-jeex.

 

Waxaana ay masuuliyiintani sheegeen in wajiigi koowad soo dhamaaday,waxaana y baaq u direen bulshada maroodi-jeex iyaga oo ugu baaqay inay isdiwaangaliyaan mudada hadhay.

 

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka

 

 

HargeisaPress News Desk — Hargeysa

info@hargeisapress.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here